CAYAARAHA SOMALIDA EE TORONTO OO LAGU JAH WAREERSAN YAHAY “SPECIAL REPORT”

jahaToronto waxaa lagu tilmaamaa in ay tahay hooyada isboortiga qurbaha,waxay ahayd meeshii ugu horeysay ee Somalidu ay u  qaxeen xiligii burburka,iyadoo cayaarahiina ay la soo haajireen,inta badan isboortigii qurbaha wuxuu noqday sidii siyaasadii qalifnayd ee Somalia oo loo kala baxay GROUPS,tabcan TORONTO keliya ma ahee waxaan ku aragnay UK - SWEDEN - FINLAND iyo meelaha kale ee Somalida isboortiga ay ku kala nool yihiin.

NORTH AMERICA waxaa ku nool Somalida ugu badan ee qurba joogta isboortiga,hadii ay ahaan lahayd USA ama KANADA,iyadoo lagu qabto tartamo aad u fara badan oo dhanka kubadaha cagta iyo kolayga oo

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

DR SAID FARAH 1 – XSKK IYO MR CADAANI 0 – DAGAALKII BANJARAY!

xrka2 BIL ka hor shirkii ka dhacay MUQDISHO ee XSKK waxaa inta badan la sugayey in xilka laga qaado Xoghayaha XSKK Dr Said Farah oo Gudoomiye Cadaani iyo xulafadiisa ay u arkeen in uu yahay shaqsi fak-faktiisa aan loo bogin,dhowr bilood ka hor markii shaqada si PUBLIC ah uga xayuubiyey BAARAJAB - AXMED MUUSE iyo AXMED DAAHIR,dadka cayaaraha kubada kolayga ee Somalia u kuur gala ,waxay is weydiiyeen waa maxay sababta SAID FARAH aan loo raacin seddexdan shaqsi ee ka dambeeyay fadeexadii qaranka Somalia ay kala kulmeen UGANDA?.

Jawaabtu aad ayay u fududahay,SAID FARAH waxyaabo badan ayuu og yahay,hadii shaqada ay eryaan,w

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

SOLA OO GAROONKA CHELSEA AY KU CASUUMEEN QOYSKA CALI AFGOOYE “SAWIRRO”

sola1Wariyaha cayaaraha Abdinasir Ismail "Sola" ayaa casuumaad heersare ah ka helay qoyska isboortiga ee CALI AFGOOYE si uu uga qeyb galo cayaartii ugu muhiimsanayd ee liiga wadanka Ingiriiska oo ay fooda is dareen kooxda hogaamineysa horyaalka Ingiriiska ee CHELSEA iyo kooxda MANCHESTER UNITED,cayaartan oo ahayd tii CHELSEA ay ku hantiday koobka liiga.

 

Cayaaryahanka Somaliyeed ee u dheela QARANKA INGIRIISKA iyo KOOXDA CHELSEA under 18,MUKHTAAR CALI AFGOOYE ayaa gelinkii hore wuxuu cayaar ku lahaa,garooonka CHELSEA ay ku taba bartaan ee COBHAM,taasoo ay la

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

MAXAA LOO HESHIINAA YAA IS DAGAALEY? MUSAL-SALKA ISBOORTIGA EE LONDON!

heshSomali meel walba ay joogto waxay jeceshahay dagaal iyo fidno,waa DNA jirkooda ku jira,hadii ay ahaan lahayd siyaasada,arimaha bulshada,qabiilka iyo isboortiga,maalin walba waxaa la maqlaa asbuucan waxaa la heshiisiinayaa hebel iyo hebel ama xaafadaha oo laysu keenayo si ay isu gacan geliyaan,runtii dadka isku calool xun in la heshiisiiyo waa wax fiican,mana haboona in dad isku calool xun ay isku meel ku wada noolaadaan,hadaba sey wax u jiraan?

Somalidu waxay ku maah-maahdaa "HADAANBA LUMIYE MAXAA LA IGA SOO HELI",magaalada London sida aad

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

HABEENKA ALPHA TRUST IYO THE GROUND ROOTS 1da MAAJO 2015 LONDON

grDhalinyaro qurba joog ah oo ay hormuud u yihiin DAAHIR CALI KULMIYE iyo ABDISALAAN MUUMIN ayaa waxay SOMALIA iyo UK ka hirgeliyeen urur taakuleyn weyn u sameeya maatada iyo dadka danyarta ah ee ku nool magaalooyinka Somalia ee dagaaladii sokeeye ay dhibaatooyinka wayn ka soo gaareen,ururkaan oo ISKAA WAX U QABSO ah waxaa loogu magac daray ALPHA TRUST,iyadoo xiligii la dhisay ka dib SOMALIA ka qabtay gargaar ay aad ula dhaceen dhamaan dadka xanaaneeya caruurta iyo haweenka ku dhibaateysan wadanka Somalia.

 

Shaqooyinkii ay qabteen iyo xiligii ay booqdeen magaalada Muqdisho oo ay

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

SOLASPORTS OO SOO OGAATEY SHAQSIGII FACEBUUGA BUGTA KA SAMEYSTAY MUKHTAAR CUTI ISLA MARKAANA KA XIRTAY “SAWIRRO”

mainShabakada SOLASPORTS ayaa waxay baaritaan waqti dheer qaatey ku sameysay FACEBOOK si been abuur ah loogu sameystay magaca LEGEND MUKHTAAR MAXAMED AXMED "MUKHTAR CUTI" kaasoo shaqsi sameystay uu iska dhigay isla markaana isticmaaley magaca MUKHTAR CUTI.

Shaqsigaan oo shabakada SOLASPORTS ay soo ogaatey magaciisa iyo meesha uu ku noolyahay, iyadoo adeegsaneysa qubaro dhanka cilmiga computerada ku taqsusay, ayaa isla markiiba gebi ahaanba ka xiray BOGGA FACEBOOK ee shaqsigan TUUGA ah uu ku leeyahay.

Sida aad ku aragtaan sawir

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

CAYAARAHII XSKK AY UGU MAGAC DAREEN XAAFADAHA – INTER-CITYGA – OO IMINKA MAGAC AY KU RAADINAYAAN “SPECIAL REPORT”

kamSida aan la socono waxaa bisha soo socota ee MAAJO 2015 lagu qaban doonaa magaalada DARU-SALAAM,cayaarihii sanadlaha ahaa ee magaalooyinka bariga iyo bartmaha Afrika oo Somalia sanadadii la soo dhaafay ay uga qeyb galeen magaalooyinka MUQDISHO - HARGEYSA - GAALKACYO iyo kuwa kale,iyadoo sanadkan la filayo in dhow magaalo kale in ay ku soo biiraan,taasoo XSKK oo magacooda dhulka galay ay doonayaan in ay ku soo kiciyaan,hadaba waa su,aalee maxaa isbedelay?


Waxaa barnaamij loo sameeyay kooxda ku socota magaca caasimada Somalia ee Muqdisho,iyadoo ay hadalo ka soo kala jeediyeen dhamaan mas,uuliyiinta cayaaraha e

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More
Livescore