About Me

Shabakada Sola Sports waxay mar walba u taagan tahay sidii aqristayaasheeda loo tusi lahaa waxyaabaha qarsoon ee isboortiga Somalia ee gudaha, dibada iyo waxyaabaha kale arimaha bulshadasidii loo soo bandhigi lahaa,shabakada  Sola Sports  waa saxaafad madax banaan cidna uma shaqeyso cidna ma taageerto wixii dhabta ah ayaan soo bandhignaa,hadii aan aragno been iyo qiiq isku qaris mar walba dibada ayaan soo dhigeynaa, inagoo u aaba yeelin cida sameysay iyo  sahqsiga laga sameeyey.

Hadii aad aragtid qoraal aan waxba ka jirin oo looga been sheegayo shaqsi isboorti ah ama arimaha bulshada nala soo xiriir baaritaan ayaanu sameynaynaa inagoo runta  ku soo qori doona shabakada madaxa banaan ee Sola Sports.

Mr L Roone wuxuu ku caan baxay baaritaanka nooc walba oo ISBOORTI iyo ARIMAHA bulshada ah

Wixii macluumaad ah la soo xiriira: sportsola@gmail.com

Tafatiraha Sola Sports.

Mr L Roone

Livescore