Category Sports News

XAFLADII QORITUURKA SEUKI 2017 EE STOCKHOLM “SAWIRRO”

Xaflad si aad u qurux badan loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay caasimada Sweden ee Stockholm, taasoo ahayd qorituurkii cayaaraha xagaaga ee Seuki 2017, waxaa ka soo qeyb galay marti sharaf aad u fara badan oo ka kala timid wadamada Scandaneeviyanka iyo  Yurub, iyadoo xafladu ay ka dhacday maqaayada weyn ee JUBBA.

Furitaanka barnaamijka waxaa aayadaha quraanka ku furay Macalin Diinaash,iyadoo ka dib uu warbixin kooban uu soo gudbiyey,Gudoomiyaha SEUKI 2017 Weli Maalin isagoo marti sharaftii u sheegay  in cayaaraha sanadkan ay dhici doonaan hadii alla yiraahdo inta u dhexeysa Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

SUUJINO OO LAGU FEERAY CAYAARIHII WAAYEELKA EE FINLAND IYO URURKA DHAQANKA JUBBALAND OO FASHILMAY!

Cayaarihii waayeelka ee ay soo abaabuleen ururka dhaqanka JUBBALAND ayaa sanadkan wuxuu noqday kii ugu foosha xumaa oo dagaal iyo is qabqabsi aan hore loogu arag cayaaraha dadka da'doodu ka weyn tahay 50 ee lagu kala qabto wadamada YURUB,ugu horeyn waxaa meesha lagu casuumay dhamaan FADHI KU DIRIR isboorti oo ka kala yimid UK iyo wadamada la deriska ah FINLAND,ururka dhaqanka ee JUBBALAND oo abaabulay cayaaraha ayaa waxay isku dayeen in iyagoo magac ku raadinaya ay isu keenaan dad hawada iyo deegaamada ay ku kala no

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

FARTUN OSMAN OO TIRI GABDHAHA DUBAI 4TA MAALMOOD KU XAYIRNAA WAXAA KA DAMBEEYAY TRUMP!

Waxaa wareysi aad u dheer siiyay wargeyska TWINCITIES ee ka soo baxa gobolka Somalida ku badan tahay ee MINNESOTA LEGEND Fartun Osman oo lagu waday in ay macalimad u noqoto gabadhaha QARANKA Somaliya ee ka qeyb geli lahaa cayaarihii fashilmay ee QAAHIRA,wareysigu wuxuu ahaa mid aad u dheer ee meelo kala duwan taabtay,laakiin tan aqristayaasha ay aad ula yaabeen waxay ahayd in gabdhihii 4ta maalmood ka soo bixi waayey garoonka Dubai ay sabab u ahayd arimaha uu ku dhawaaqy madaxweynaha cusub ee mareykana DONALD TRUMP,sida laga dhereg

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

KOOBKII ALPHA TRUST EE LAGU QABTAY STONE BRIDGE “DAAWO”

Barnaamij isugu jiray lacag uruurinta abaaraha Somaliya iyo koob loo dhigay ALPHA TRUST oo gacan weyn ka geysatay dhamaan dhibaatooyinka dan yarta Somaliyeed ayaa lagu qabtay xaafada STONE BRIDGE oo ku taala Galbeedka magaalada London,waxaa si rasmi ah loogu casuumay shaqsiyo magaca iyo qiimo weyn ku leh isboortiga Somalida ee UK,waxaana isku haleelay laba koox oo ka kala socotay xaafadaha WAQOOYIGA iyo GALBEEDKA London oo ay u badnaayeen cayaar yahano magac ku leh dhanka kubadda kolayga iyo cagta e

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

GAALKACYO OO DACWAD KA GUDBISAY MAAMULKA CAYAARAHA EE PUNTLAND!

Maamulka Gobolka MUDUG ee PUNTLAND ayaa dacwooyin kala duwan u gudbiyay dhamaan hay'adaha ka mas'uulka cayaaraha PUNTLAND,iyagoo eed dusha ka saaray XKCP "xiriirka kubadda cagta ee Puntland",agaasimaha dhalinyarad iyo isboortiga iyo shaqsiyada gacanta ku haya habka loo maamulo dhamaan cayaaraha Puntland,waxay ku eedeen in cadaalo daro aan loo adkeysan karin ay ka jirto dhamaan wasaarada iyo xafiisyada hoos yimaada,waxay ku sheegeen waraaqaha ay u direen xafiisyada wasaarada iyo xiriirka in cayaarihii kubadda cagta ee Puntland ay isu bedeleen kuwa ku d

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

WAREYSIGII FAARAX ODAY IYO SICIID FAARAX EE FADEEXADII QAAHIRA GATE “DAAWO”

Wareysi aad u xiiso badan ayaa waxaa laga daawaday Telefishinka Qaranka oo uu daadihinayey Muxiyidiin Jama,kaasoo si rasmi ah loogu wareystay Faarax Oday oo ka mid ahaa macalimiintii iyo maamulkii cayaaraha ZONE FIBA AFRICA ee lagu qabtay magaalada Qaahira,taasoo Qaranka wiilasha ay ka soo raacday dhabarjab dhanka cayaaraha iyagoo laga badiyay dhamaan cayaarihii ay ka qeyb galeen,waxaa soo raacda in qaar ka mid ah gabdhaha ka qeyb geli lahaa cayaaraha ka socday wadanka Masar ay 4 maalmood ay ku lug go'een garoonka diyaaradaha ee Dubai,

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

DURBAANKII SOMALI MINI-FOOTBALL OO DILAACAY IYO SABABTA LOOGA BAAQDAY SAFARKII TUNISIA!

SOMALI MINI-FOOTBALL waxaa iminka lagu xasuustaa oo keliya yaa is dagaalsan,yaa la heshiisiin? iyo goormaa lagu kala tegi doonaa,qoraalkii kan ka horeeyay ee shabakada SOLASPORTS wuxuu ahaa BILOWGII DHAMAADKA SOMALI MINI-FOOTBALL taasoo runtii waqtigii aan u qabanay oo ahaa SEPTEMPER 2017 uu iminka u eg yahay in uu ka soo hormaray,taasina waxaa marqaati u ah in SOMALI MINI-FOOTBALL daraadood loo baajiyay cayaarihii har iyo habeen ay ku faani jireen in ay kaga qeyb geli doonaan TUNISIA,ugo horeyn wa

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More
Livescore