Category Sports News

FARTUN OSMAN OO TIRI GABDHAHA DUBAI 4TA MAALMOOD KU XAYIRNAA WAXAA KA DAMBEEYAY TRUMP!

Waxaa wareysi aad u dheer siiyay wargeyska TWINCITIES ee ka soo baxa gobolka Somalida ku badan tahay ee MINNESOTA LEGEND Fartun Osman oo lagu waday in ay macalimad u noqoto gabadhaha QARANKA Somaliya ee ka qeyb geli lahaa cayaarihii fashilmay ee QAAHIRA,wareysigu wuxuu ahaa mid aad u dhe

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

KOOBKII ALPHA TRUST EE LAGU QABTAY STONE BRIDGE “DAAWO”

Barnaamij isugu jiray lacag uruurinta abaaraha Somaliya iyo koob loo dhigay ALPHA TRUST oo gacan weyn ka geysatay dhamaan dhibaatooyinka dan yarta Somaliyeed ayaa lagu qabtay xaafada STONE BRIDGE oo ku taala Galbeedka magaalada London,waxaa si rasmi ah loogu casuumay shaqsiyo magaca iyo qii

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

GAALKACYO OO DACWAD KA GUDBISAY MAAMULKA CAYAARAHA EE PUNTLAND!

Maamulka Gobolka MUDUG ee PUNTLAND ayaa dacwooyin kala duwan u gudbiyay dhamaan hay'adaha ka mas'uulka cayaaraha PUNTLAND,iyagoo eed dusha ka saaray XKCP "xiriirka kubadda cagta ee Puntland",agaasimaha dhalinyarad iyo isboortiga iyo shaqsiyada gacanta ku haya habka loo maamulo dhamaan cayaaraha Puntland,wax

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

WAREYSIGII FAARAX ODAY IYO SICIID FAARAX EE FADEEXADII QAAHIRA GATE “DAAWO”

Wareysi aad u xiiso badan ayaa waxaa laga daawaday Telefishinka Qaranka oo uu daadihinayey Muxiyidiin Jama,kaasoo si rasmi ah loogu wareystay Faarax Oday oo ka mid ahaa macalimiintii iyo maamulkii cayaaraha ZONE FIBA AFRICA ee lagu qabtay magaalada Qaahira,taasoo Qaranka wiilasha ay ka soo raacd

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

DURBAANKII SOMALI MINI-FOOTBALL OO DILAACAY IYO SABABTA LOOGA BAAQDAY SAFARKII TUNISIA!

SOMALI MINI-FOOTBALL waxaa iminka lagu xasuustaa oo keliya yaa is dagaalsan,yaa la heshiisiin? iyo goormaa lagu kala tegi doonaa,qoraalkii kan ka horeeyay ee shabakada SOLASPORTS wuxuu ahaa BILOWGII DHAMAADKA SOMALI MINI-FOOTBALL taasoo runtii waqtigii a

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

BASHIIR MACALIN AYAA KA DAMBEEYAY FAKE NEWS LAGA SAMEEYAY BAARAJAB IYO SICIID FAARAX! “DHEGEYSO”

BASHIIR MACALIN waxaa la ii sheegay in waagii berisamaadka uu kubadda kolayga ka cayaari jiray SOMALIYA ka dibna qurbaha u soo wareegay isagoo inta badan lagu arkin goobaha cayaaraha BASKETKA ee UK iyo wadamada kale,laakiin dhowrkii sano

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

SOMALI BASKETBALL IYO JAHAWAREERKII QAAHIRA “SAWIRRO”

XSKK qaabka uu u shaqeeyo cid walba way ka dheregsan tahay,waxaa lagu tilmaami karaa sida shabakada ugu caansan wadanka UK ee dalxiiska hoteelada laga iibsado,magaca websitekaas waa LASTMINUTE.COM,Somali basketball waxaa lagu tilmaami karaa LASTSECOND.COM

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More
Livescore