Category Videos

FURITAANKA CAYAARAHA SEUKI SWEDEN 2017 “SAWIRRO”

Waxaa magaalada STOCKHOLM ee wadanka SWEDEN si rasmi ah uga furmay cayaarihii sanadlaha ahaa ee SEUKI 2017 oo socon doona inta u dhexeysa 15 LUULYO - 30 LUULYO 2017,iyadoo si rasmi ah loogu casuumay 16 koox oo ka kala timid wadamada  NORWAY - HOLLAND - AUSTRIA - DENMARK - FINLAND iyo wadanka martida loo yahay ee SWEDEN oo kooxaha uga badan ay ka soo galeen.

 

Garoonka weyn ee SPANGA oo ku yaala meel u dhow xaafadaha ay SOMALIDU degan yihiin ayaa waxaa soo buuxiyey dadweyne a

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

SAFARKII MADAXDA SEUKI 2017 EE CAYAARAHA SOSCA-SOMALIWEEK TORONTO “SAWIRRO”

Waxaa safar rasmi ah oo isboorti ah ku maraya magaalada Toronto ee wadanka K

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

CAYAARIHII SOSCA-SOMALIWEEK 2017 OO SI RASMI U DHICI DOONA JUNE 28 – JULY 10 “SAWIRRO”

Abaabul aad u weyn ayaa ka socda magaalada Toronto ee wadanka Kanada oo loogu diyaar garoowayo cayaarhii kubaddaha Cagta i

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

JADWALKA ISKU AADKA CAYAARAHA SEUKI 2017 EE STOCKHOLM “SAWIRRO”

Maamulka sare ee SEUKI 2017 waxay soo diyaariyeen isku aadka cayaaraha sanadlaha ah ee ka dhaca caasimada wadanka SWEDEN,kaasoo sanadkan 2017 la

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

SOMALIWEEK iyo SERIA A GOORMAY KALA BAXEEN, MISE DAGAALKII QABOOBAA EE LONDON AYAA SOO LAABTAY? SPECIAL REPORT

Magaalada LONDON waxaa lagu tilmaamaa in ay tahay meesha ugu badan ee bahweynta isboortiga ay ku nool yih

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

XAFLADII QORITUURKA SEUKI 2017 EE STOCKHOLM “SAWIRRO”

Xaflad si aad u qurux badan loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay caasimada Sweden ee Stockholm, taasoo ahayd qorituurkii cayaaraha xagaaga ee Seuki 2017, waxaa ka soo qeyb galay marti sharaf aad u fara badan oo ka kala timid wadamada Scandaneeviyanka iyo  Yurub, iyadoo xafladu ay ka dhacday maqaayada weyn ee JUBBA.

Furitaanka barnaamijka waxaa aayadaha quraanka ku furay Macalin Diinaash,iyadoo ka dib uu warbixin kooban uu soo gudbiyey,Gu

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

SUUJINO OO LAGU FEERAY CAYAARIHII WAAYEELKA EE FINLAND IYO URURKA DHAQANKA JUBBALAND OO FASHILMAY!

Cayaarihii waayeelka ee ay soo abaabuleen ururka dhaqanka JUBBALAND ayaa sanadkan wuxuu noqday kii ugu foosha

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More
Livescore