Category Videos

Natiijooyinkii ugu dambeeyay koobka Somaliweek U16 London

Ciyaarihii koobka Somaliweek U16 ayaa wuxuu si xiisa leh uga socdaa galbeedka magaalada London,waxaan halkan idinka soo gudbineynaa sawiradii iyo natiijooyinka maalmaha ugu dambeeyey.

Riix isku aadka si sawirka u weynaado

Barnaamijka faaqidaada cayaaraha TV-ga Caalamiga ee Universal ayaa waxaa laga soo daayay habeenimadii Isniinta xog waran looga hadlayay maxaa ka baajiyay kooxda xulka Qaranka kubadda koleyga dalka Soomaaliya inay ka qayb galaan tartanka koobka Qaramada kubadda koleyga  Zone V iyo khilaafka soo kale dhaxgaley XSKK & GOS?.

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

C/qani Jeenyo oo loo magacaabay la-taliyaha Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ee Arrimaha Dhalinyarada iyo Isboortiga

Talaado, February 22, 2011(HOL): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta xil la-taliyenimo u magacaabay C/qani C/llaahi Hilowle (C/Qani Jeenyo) oo ah Guddoomiyaha Dhalinta cusub ee Soomaaliyeed (Somali New Generation).

Ra’iisal Wasaaraha ayaa C/qani Jeenyo u magacaabay la-taliyaha Ra’iisal Wasaaraha ee Ar

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

Xoghayaha XSKK,Eng. Baana Macalinka Xulka Qaranka K/K, Shiiqa iyo Halyeyga Sporti Macalin Bruno oo faah faahiyay Khilaafka G.O.S iyo XKKS. ee dhaliyay $40,000

Inkastoo khilaaf xoogan uu Muddooyinkaan ka dhex taagnaa xubno ka tirsan Xiriirka Kubada Koleyga Soomaaliyeed iyo Guddiga Olompikada Soomaaliyeed ee GOS kaasi oo sababay in fursad dahabi ah laga baajiyo Ciyaartoyda, Macalimiinta, iyo Sharafta Calanka Soomaaliyeed ayaa waxaa Arrinka muranka dhaliyay si wada jir ah u faah faahiyay Xubno ka tirsan XSKK.

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

Who is the best team in the world NOW then?

Dhalinyaro badan oo Somali ah ayaa inta badan waxay leeyihiin  BARCELONA koox garaaci karta home iyo away ma jirto  hadii aad istiraahidid u sheeg in la heli karo koox ka badin karta waxay ku leeyihiin ma aragtey sidii ay u gashay REAL MADRID iyo heerka ay ka joogaan  la liga,koobka isbaanishka iyo koobabka yurub.

Sidaa awgeed ayaa ciyaartii qur

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

Maxamed Macaloow ‘’Somaliweek warkeyga ayay kale jarjareen ma aqaan cuqdad Qabiil maa jirta’’

Muusikiistaha kooxda hobalada Qaranka Waabari Maxamed Macalow ayaan caawa SSPAMEDIA ku kulantey  Café Sports oo ku yaal xaafada Harlesden Galbeedka magaalada London,

halkaasoo a

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

KOOXDA SOMALIDA EE WHITWORTH PARK SPORTS CLUB-KENYA AYAA CASHAR LAMA ILAABAAN AH U DHIGTAY KOOXDA NAIROBI CITY COUNCIL

Nairobi, 11.02.2011. Galabta ayaa ciyaar aad u xiisa badan waxay ka dhacday garoonka weyn ee City Stadium.

Ciyaartaasi oo ku saabsanayd ciyaaraha saaxiibtinimada ama tijaabada ah ka hor inta uusan bilaaban horyaalada Dalka Kenya.

Kooxda Whitworth Park Sports Club(WPSC) Kenya-Nairobi oo ah koox ciyaartoydooda isugu jiraan Kenyan iyo Somali, a

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More
Livescore