Category Videos

BILOWGII DHAMAADKA SOMALI MINI-FOOTBALL “SPECIAL REPORT”

MAAMULKA caadiga ah noocuu ahaadaba hadii go'aanka 1 ama 2 qof keliya ay gaaraan waa ganacsi gooni ah oo shaqsiyadaa looga daba hadli karin,laakiin mid dhisan oo dadka oo dhan ka dhexeeya hadii sida ganacsiga caadiga ah loo isticmaalo waxaa hubaal ah in uu ku dambeynayo sida dukaan ama maqaayo xirantay,saa awgeed dadka s

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

MACOOW OO DIGNIIN U DIRAY MAAMULKA SARE EE SOMALI MINI-FOOTBALL IN AY FARAHA KALA BAXAAN XULKA LOO WADO TUNISIA!

Cayaaryahankii Madbacada qaranka iyo Juniorkna Somaliya MACOOW XUSEEN XASAN isla markaana ah Gudoomiyaha Yurub ee Mini-football iyo macalinka qaranka Somali Mini-football ayaa DIGNIIN kama dambeyn ah u diray maamulka sare ee SOMALI MINI-FOOTBALL isagoo ku waaniyay in

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

AHMED HASHI GUDOOMIYAHA DHALINYARADA IYO CAYAARAHA FINLAND OO SI RASMI AH LOO DOORTAY “SAWIRRO”

ASBUUCII iskuulada ay ka xirnaayeen wadanka FINLAND waxaa si rasmi ah uga socday barnaamijyo aad u farabadan oo isugu jiray cayaaro,wacyi gelin iyo kulamo isboorti oo ay soo abaabuleen URURKA DHALINYARADA iyo CAYAARAHA ee FINLAND oo waqti aad u fog ku soo dhex jiray horumarinta iyo ca

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

MAXAMED TUKE IN CAYAARYAHANDA QARANKA UU LONDON KU AF-LAGAADEEYO OO LOO SACAB TUMO MA YEELAYO, ERAYADII SITEEY!

Waxaa shabakada SOLASPORTS.COM la soo xiriiray LEGEND MAXAMED ISMAACIIL "SITEEY" oo wareysi aad u dheer oo ku saabsan arin sida uu sheegay aad u FOOL XUN oo uu ku kacay MAXAMED TUKE oo safaro isboorti u yimid YURUB,waa wax aan aad ula yaabay in shaqsi aan a

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

GENERAAL MACAANOOW OO IS CASILAY IYO SHABAKADII XSKK OO HAWADA KA BAXDAY “SPECIAL REPORT”

Maamul ahaan hadii la eego XSKK shaqsigii ugu hawl karsanaa ee xubin ay ka dhigaan wuxuu ahaa MAXAMED CALI SHEEKHEY oo loo yaqaano GENERAAL MACAANOOW,wuxuu ahaa shaqsi jecel horumarka SOMALI BASKET isagoo si iskaa wax u

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

HAMBALYO GUDOOMIYAHA IYO GUDOOMIYE KU XIGEENKA JUBBALAND QABIIL EE FINLAND “SAWIRRO”

Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan waxgaradka,odayaasha,dhalinyarada,ururada haweenka iyo kaabo qabiilada JUBBALAND ayaa lagu qabtay madasha weyn ee The Finlandia Hall oo ku taal bartamaha caasimada Finland ee Helsinki,caleema saarka labada mas'uul ee ABDU

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

IMAD WAXAAD FINLAND KA QARIN JIRTAY HADAY SOO BAXDAY “SPECIAL REPORT”

Shaqsi bahweynta isboortiga ay aad u taqaano oo ku noool caasimada Finland ee Helsinki ayaa la soo xiriiray shabakada SOLASPORTS.COM isagoo dhaliil iyo afkaar u soo jeediyay,ugu horeyn wuxuu si toos ah u yiri shaqsigan aad ku tilmaamteen in uu yahay Gudoomiyaha isboortiga ee Finland halkuu cayaaraha ka soo galay

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More
Livescore