Real Madrid top football rich list for sixth year

Real Madrid have topped the league table of the world's 20 richest football clubs for the sixth straight year, according to Deloitte.

Its Football Money League, based on season 2009-10, also said the combined revenues of the 20 clubs had passed 4bn euros (£3.8bn) for the first time.

Category: Somali SportsSports News

Read More

War yaa naga qabta

Sheeko isboorti oo cajiib leh ayaa ayaamahan ka socota wadamada kala duwan ee yurub iyo south america,taasoo dadkii ay aad ula yaabeen arintaasoo noqotay wax ay la yaabaan dhalinyaradii hada soo baxdey ee jeclayd ciyaaraha kubada cagta, odayadan sawiradooda hoos ku yaala waxay sameysteen urur la yiraahdo ragii waagii hore ka ciyaari jiray yurub iyo south america.

Category: Somali SportsSports News

Read More

A Big opportunity – Ibrahim

New loan signing Abdisalam Ibrahim spoke of his excitement for regular first team football and vowed to wow the club's fans.

Ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee ka midka ah kooxda dhalinyarada Wigan Athletic Abubakar Sheegoow ayaa wacdaro ka dhigay ciyaartii kooxdiisa kale hor timid kooxda Watford koobka FA Youth Cup.

Kooxda Wigan Athletic ayaa markii ugu horeysay sanadkaan lagu reebay wareega afaraad koobka  FA Youth Cup , ciyaartaas oo ka dhacdey garoonka kooxda Watfo

Category: Somali SportsSports News

Read More

XSKK & GOS oo ku soo kiciyay Mooryaan Isboorti mudane BAANA CALI‏

SSPAMEDIA waxay markale turxaan bixinaysaa hadalo ay ku hadleen  kooxda Wiish ee qurb

Category: Somali SportsSports News

Read More

Khilaafkii ugu sareeyay oo soo kala dhex galay Madaxda XSKK, ka dib markii la lunsaday $40,000

Khilaafkii ugu xooganaa abid ayaa  soo kala dhax galay maamulka ugu sareeya Xiriirka Kubada Koleyga Soomaaliyeed ka dib markii la lunsaday lacag qiimaheeda lagu sheegay 40,000 oo doolar.

taasi oo loogu tala galay hor marinta XKK iyo

Category: Somali SportsSports News

Read More

Mr Caddaay oo qalab Sporti ah gudoonsiyay koox ka dhisan Nairobi

Mr Abdulkadir Caddaay oo wakiil ka ah kooxda k/cagta ee Withworth Park ee magaalada Manchester ayaa wuxuu maantay oo axad ah qalab sports gudoonsiiyay koox ka dhisan xaafada Islii ee magaaladda Nairobi, taasoo uu ka gudoomay Khaliif Baggio oo ah gudoomiyaha kooxdaasi.

Abdulkadir caddey oo ah gudoomiyaha kooxda Manchester  ayaa munaasabadii q

Category: Somali SportsSports News

Read More
Livescore