BASHIIR MACALIN AYAA KA DAMBEEYAY FAKE NEWS LAGA SAMEEYAY BAARAJAB IYO SICIID FAARAX! “DHEGEYSO”

BASHIIR MACALIN waxaa la ii sheegay in waagii berisamaadka uu kubadda kolayga ka cayaari jiray SOMALIYA ka dibna qurbaha u soo wareegay isagoo inta badan lagu arkin goobaha cayaaraha BASKETKA ee UK iyo wadamada kale,laakiin dhowrkii sano ee ugu dambeysay waxaa dad badan ay ka barteen baraha SOCIAL MEDIAYAHA isagoo ra'yigiisa cayaaraha kubadda kolayga ka soo gudbiya, hadii ay ahaan lahayd mid miisaaman ama kuwo laab lakac ah o

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

SOMALI BASKETBALL IYO JAHAWAREERKII QAAHIRA “SAWIRRO”

XSKK qaabka uu u shaqeeyo cid walba way ka dheregsan tahay,waxaa lagu tilmaami karaa sida shabakada ugu caansan wadanka UK ee dalxiiska hoteelada laga iibsado,magaca websitekaas waa LASTMINUTE.COM,Somali basketball waxaa lagu tilmaami karaa LASTSECOND.COM,wuxuu noqday mid MAAMULKII,MACLIMIINTII iyo CAYAARTOOYDII aan iska war qabin oo meel ay u kala socdaan aan la ogayn,waxaa ka sii yaab badan iyadoon la ogayn xiligii ay u safreen cayaaraha lagu qabtay QAAHIRA,waxay isku dayeen in si dhuumaaleysi ah

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

BILOWGII DHAMAADKA SOMALI MINI-FOOTBALL “SPECIAL REPORT”

MAAMULKA caadiga ah noocuu ahaadaba hadii go'aanka 1 ama 2 qof keliya ay gaaraan waa ganacsi gooni ah oo shaqsiyadaa looga daba hadli karin,laakiin mid dhisan oo dadka oo dhan ka dhexeeya hadii sida ganacsiga caadiga ah loo isticmaalo waxaa hubaal ah in uu ku dambeynayo sida dukaan ama maqaayo xirantay,saa awgeed dadka saadaaliya qaab dhismeedka SOMALI MINI-FOOTBALL waxay arkaan in ay hawada kus oo jirto qorax dhicii hore loo saadaaliyay,taasina waxaa keenaysa wada shaqeyntii oo la gabay iyo kala dambeyntii oo daaqada ka baxday.

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

MACOOW OO DIGNIIN U DIRAY MAAMULKA SARE EE SOMALI MINI-FOOTBALL IN AY FARAHA KALA BAXAAN XULKA LOO WADO TUNISIA!

Cayaaryahankii Madbacada qaranka iyo Juniorkna Somaliya MACOOW XUSEEN XASAN isla markaana ah Gudoomiyaha Yurub ee Mini-football iyo macalinka qaranka Somali Mini-football ayaa DIGNIIN kama dambeyn ah u diray maamulka sare ee SOMALI MINI-FOOTBALL isagoo ku waaniyay in ay faraha kala baxaan qaabka loo xulo cayaaaryahanada loo diiyaarinayo in ay ka qeyb galaan TUNISIA 2017,marnaba yeeli mayno ayuu yiri in MINI-FOOTBALL laga dhigto ganacsi uu shaqsi leeyahay oo cidii uu rabo jago u magacaaba,SOMALI MINI-FOOTBALL ci

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

AHMED HASHI GUDOOMIYAHA DHALINYARADA IYO CAYAARAHA FINLAND OO SI RASMI AH LOO DOORTAY “SAWIRRO”

ASBUUCII iskuulada ay ka xirnaayeen wadanka FINLAND waxaa si rasmi ah uga socday barnaamijyo aad u farabadan oo isugu jiray cayaaro,wacyi gelin iyo kulamo isboorti oo ay soo abaabuleen URURKA DHALINYARADA iyo CAYAARAHA ee FINLAND oo waqti aad u fog ku soo dhex jiray horumarinta iyo cayaaraha wadanka Finland oo ay ku nool yihiin dhalinyaro da'doodu ay ka yartahay 25,cayaaraha ay sida wadajirka ah u qabtaan waxaa ka mid ah kubadda cagta,kolayga,cayaaraha fudud iyo kuwa feerka,uruka dhalinyarada iyo cayaaraha Finland waxay si t

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

MAXAMED TUKE IN CAYAARYAHANDA QARANKA UU LONDON KU AF-LAGAADEEYO OO LOO SACAB TUMO MA YEELAYO, ERAYADII SITEEY!

Waxaa shabakada SOLASPORTS.COM la soo xiriiray LEGEND MAXAMED ISMAACIIL "SITEEY" oo wareysi aad u dheer oo ku saabsan arin sida uu sheegay aad u FOOL XUN oo uu ku kacay MAXAMED TUKE oo safaro isboorti u yimid YURUB,waa wax aan aad ula yaabay in shaqsi aan aqoon u lahayn uu igu qaado dagaal meel uu ka yimid la garan waayey,arintan waxay mudan tahay ayuu yiri in laga hadlo oo qof walba oo bahda isboortiga ka tirsan loo sheego,waayo qof banii'aadam ah in lagu xadgudbo waa qalad aan la qaadan karin.

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

GENERAAL MACAANOOW OO IS CASILAY IYO SHABAKADII XSKK OO HAWADA KA BAXDAY “SPECIAL REPORT”

Maamul ahaan hadii la eego XSKK shaqsigii ugu hawl karsanaa ee xubin ay ka dhigaan wuxuu ahaa MAXAMED CALI SHEEKHEY oo loo yaqaano GENERAAL MACAANOOW,wuxuu ahaa shaqsi jecel horumarka SOMALI BASKET isagoo si iskaa wax u qabso u bedelay qaabka iyo habsamida casriga ah ee loo maamulo organization XSKK oo kale ah,wuxuu u dhisay DATABASE"DB"iyo shabakad u qaas ah xiriirka,kaasoo wixii macluumaad ah ee dhanka XSKK si toos ah looga aqrisan jiray,MACAANOOW wuxu

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More
Livescore