SOMALIWEEK OO QORSHO CUSUB LOO SAMEEYAY IYO ISBEDEL WEYN OO SOO SOCDA “SPECIAL REPORT”

Magaalada London oo ah meesha ugu badan ee ay ku noolyihiin bahweynta cayaaraha ee qurba joogta ayaa waxay ahaan jirtay goob ay ka dhacaan cayaaro aad u tira badan oo xiliyo kala duwan la qabto,waxaa lagu casuumi jiray marti sharaf ka kala trimaada daafaha dunida ee Somalida ku kala nool yihiin,

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

QOOJE QIIQ ISKU QARISKA QABIILKA AAD KU SHEEGTAY UMA QALANTID!

Abdulqaadir Macalin QOOJE wuxuu bartiisa FACEBOOK ku soo daabacay qoraal dadkii aqoonta u lahaa xitaa ay aad ula yaabeen,wuxuu ku andacooday in qoraalkii shabakada SOLASPORTS.COM uu ahaa mid QABIIL ku saleysan oo cayaaraha ka baxsan,QOOJE in QABIIL laguugu soo weeraro uma qalantid w

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

WAREYSIGII XOGHAYAHA SOMALI MINI-FOOTBALL NORTH AMERICA HASSAN GOODAH “SHEEKHA”

Shabakada SOLASPORTS.COM waxay wareysi meelo badan taabanaya ay la yeelatay Xoghayaha guud ee SOMFA NORTH AMERICA "SOMALI MINI-FOOTBALL NORTH AMERICA" Mudane XASSAN GOODAX oo loo yaqaano "SHEEKHA" oo tan iyo xi

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

QOOJE MUGAAGA MA TAQAANIDE MAGAALADA KA JIIFO “SPECIAL REPORT”

Abdulqaadir Macalin "QOOJE" dhan walba oo laga eego waa shaqsi macquul ah,af-gaaban isla markaana la dhihi karo xil isboorti oo loo dhiibo waa u qalmaa,laakiin cilada ugu weyn ee uu leeyahay waa KALSOONI DARO iyo dadka isaga la shaqeeya in ay u arkaan inuu yahay

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

YAA MEEL KU SHEEGA GUDOOMIYAHA XIRIIRKA KUBADDA KOLAYGA MR CADAANI?

Waxaa shabakada SOLASPORTS la soo xiriirtay qaar ka mid ah asxaabta kubadda kolayga ee ku kala nool NORTH AMERIKA iyo YURUB,iyagoo i weydiiyay AAWAY GUDOOMIYE CADAANI?runtii si aan uga jawaabo waa garan waayey aniga Mr Jiinow waxaa iigu dambeysay in aan is maqalno Gudoomiyaha dhowr bilood ka hor 2016,laakiin wa

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

JAWAABTII ABDI XAAQ EE WAREYSIGII ABDIQANI SICIID CARAB!

Ka dib markii dhowr maalmood ka hor uu wareysi xiise leh siiyay shabakada SOLASPORTS.COM Gudoomiyaha XSKC "xiriirka Somaliyeed ee kubadda cagta" Mudane Abdiqani Siciid Carab isagoo ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen SOMALI MINI-FOOTBALL ayaa waxaa shabakada la soo xiriiray Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

WAREYSIGII ABDIQANI SICIID CARAB “EXCLUSIVE”

Shabakada SOLASPORTS.COM waxay fursad u heshay in wareysi gooni ah ay qadka telefoonka kula yeelato Gudoomiyaha XSKC "Xiriirka Somaliyeed ee Kubadda Cagta" Mr Abdiqani Siciid Carab isagoo ku sugan caasimada Somaliya,mudane Abdiqani ayaa ka hadlay arimo aad u farabadan oo Somali Football quseeya,isagoo aad ugu dheeraaday ho

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More
Livescore