OLD BOYS GOTHENBURG 2017 OO WEMBLEY IYO DENMARK AY UGA QEYB GELAYAAN IN AY KAGA AARGOOSTAAN FINLAND IYO AARHUS!

Gudoomiyaha ururka dhaqanka iyo isboortiga Finland "SOCUS" Mr Abdulqaadir Macalin "Qooje" hadii aad wax ka weydiisid siyaasada cayaaraha OLD BOYS ee YURUB weligii kama jawaabo,laakiin waa dhoola cadeeyaa oo keliya taasoo ah jawaab kaamil ah oo wariyaha u ta

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

DAADIR AMIIN ALI NEW STAR OF SOMALI FOOTBALL “SAWIRRO”

DAAHIR CIISE BULXAN waa shaqsigii ugu horeeyay oo Somali ah ee qurbaha ka dhisan koox kubad cag ah,xiligaasoo aan jirin kooxaha faraha badan ee iminka ka dhisan wadanka dibadiisa,wadanka KENYA waxaa aad loogu xasuustaa in waqti iyo maal uu geliyay kooxo kala duwan oo ka dhisan caasimada wadankaas ee Nairobi,mar aan wax k

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

BILOWGII BURBURKA SOMALI SPORTS 2017 “SPECIAL REPORT”

Sidaa la socotaan waxaa bilowgii bisha Janaayo 2017 sidii caadada ahayd lagu qabtay shir sanadeedkii GOS "Olimbikada Somaliya",waxaa si rasmi ah loo doortay Gudoomie Tarabi oo aan cidna la tartamin,waxaa kale oo xil wareejin iyo ka fadhiisi sameeyay shaqsiyo Olimbikada Somaliya si aad ah looga yaqaanay kuwaasoo ay ugu

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

WAREYSIGII GUDOOMIYAHA XSKK MR CADAANI EE SNTV WIISH “DAAWO”

Waxaa wareysi aad u xiiso badan siiyay Telefishinka qaranka barnaamijkiisa faaqidaada cayaaraha Gudoomiyaha Xiriirka Somaliyeed ee Kubadda Kolayga Mudane Abdullahi Nuur Maxamed "Cadaani",wareysigaa oo taabtay dhowr mowduuc oo kala duwan ayaa waxaa ka qaaday wariyaha cayaaraha SNTV Mr Abdullahi Wiish oo iminka saf

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

WELI MAALIN OO LOO DOORTAY GUDOOMIYAHA SEUKI 2017 “SAWIRRO”

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay maqaayada JUBBA ee ku taala caasimada wadanka SWEDEN ee STOCKHOLM,iyadoo la soo gaaray xiligii doorashada sanadlaha ah ee ururweynaha SEUKI oo ka dhisan isla magaalada caasimada ah,waxaa ka soo qeyb galay marti sharaf aad u fara badan oo ka kala timid magaal

Category: Somali SportsSports NewsVideos

Read More

ISMAIL JAMAICA OO LOO DOORTAY SPORTS PERSONALITY OF THE YEAR 2016 “SAWIRRO”

Dhamaadka sanad walba shabakada SOLASPORTS  waxay xushaa shaqsiga aan is leenahay wuxuu u qalmaa in uu noqdo qofkii ugu tayada wanaagsanaa ee cayaaraha Somalida dalka iyo dibada wax wayn ka bedelay, ISMAIL AIDID

Category: Sports News

Read More

DURAN FARAH MA TOLKAA U TASHTAY MISE ISAGAA XILKA GOS KU DAALAY? “SPECIAL REPORT”

Sida aan la socono haduu alla yiraahdo bilowga bisha Janaayo 2017 waxaa caasimada Somaliya ee Muqdisho ka dhici doona doorashadii Gudiiga Olimbikada Somaliya "GOS" oo la filayo in ay ka soo qeyb galaan dhamaan xubnaha Somali Olympics iyo marti sharaf kale oo si gooni ah loogu casuumay,laakii

Category: Sports News

Read More
Livescore